Odayaal dhaqmeedyo ka soo jeeda gobolada Sool iyo Cayn oo maalmahan shirar xasaasiya ku lahaa Garowe ayaa afhayeen u hadlay Idacaada Garowe u sheegey go'aan uu sheegey in ay gaareen.
Shirarkani ayaa ku salaysnaa ayaaha gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaano sidii dib gacanta loogu soo celin lahaa.
Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadal jeediyay xili ay xildhibaanadu buuqayeen, ayaa sheegay in heshiiska ay gaareen uu ahaa mid ay raali ka wada yihiin, ayna ku dhaqmayaan.RG
Dhawaan ayaa gudiga dhaqaalaha ee golaha Baarlamaanka Puntland waxa ay saxaafadda u soo gudbiyeen qoraal ku saabsan miisaaniyadaha ay sannadkan isticmaaleen wasaaradaha Puntland.
Qoraalkan oo ahaa mid wasaaradda maaliyadu u soo gudbisay gudi dhaqaalaha ee Baarlamaanka ay ku eedaysay wasaaradda haweenka &arimaha qoyska inay isticmaashay lacag ka badan miisaaniyadii loogu talagalay.RG
Waxaa dhawaan taariikhdu markay ahayd 3 April tuulada Tuko-raq Teendho ka dhistay Issimo kasoo jeeda gobolka Sool kuwaasi oo sheegey in halkaasi ay u tageen aayaha gobolka ay ka soo jedaan sidii ay uga arinsan lahaayeen
Issimadani Teendhada Tuko-raq ka dhistay ayaa gaaraya ilaa 8 Issim oo isugu jira Garaado, Suldaano, Ugaasyo iyo Caaqilo waxaana ay kala yihiin:
Wariye Cawale ayaa la xirey kadib markii sair ka qaadey saxafi Farnsiis ah oo lagu afduubey Bosaso, maalintii shaley ayaa Maxkamad la keeney balse dib loo celiyey-Radio Garowe ayaa wax ka weydiiyey Garyaqanka Cawaale sababta.
Sida aan la wada soconey waxaaa maalmahaan shirar uga socdeen mid kamid ah beelaha maamulka la magac baxay Somaliland degaanada Caynabo iyo Gar-adag tasoo warar soo baxaya tibaaxayaan in mid kamid ah beelaha daga Togdheer fikir ahaan isku khilaafeen.VOA/RG